Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa shahaado Sharaf gudoonsiyay macalimiinta kulliyadda tababarka ee sarakiisha ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee magaalada Baydhabo iyo sarakiisha tababarka loo soo xiray

Leave A Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *