Saraakiil, saraakiil xigeeno ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho.
Tababarka ayaa lagu baranayay sida loo sugo amniga xabsiga, baarista maxabiista, ka hortaga maandooriyaha iyo ka hortaga qataraha amniga maxabiista.