Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta soo gaaray maanta magaalada Baydhabo
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo Wafdiga uu hogaaminaayo ayaa ujeedka socdaalkeeda Baydhabo u yimid ka qeybgalka sanadguurada Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.



DHAMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
E-mail: media@cas.gov.so
Website: https://cas.gov.so/